Xisbiga KULMIYE

KULMIYE Waa xisbi siyaasi waddani ah oo la asaasay bishii May ee sannadkii 2002. Ujeeddadiisuna tahay sidii Somaliland ay u gaadhi lahayd himilooyinkeeda ay ka midka yihiin inay ka mid noqoto dunida xorta ah ee dimoqraadiga ah.

Xisbiga KULMIYE bishii Diisambar ee 2002 ayuu ku guulaystay kaalinta labaad ee tartankii doorashooyinkii degaamda Jamhuuriyadda Somaliland taasoo uu kaga mid noqday saddexda xisbi ee qaran ee sharciga ah.

Barnaamijka iyo Taariikhda xisbiga oo dhan ka akhrisa link-ka sare