Madaxweyne Silanyo iyo Wefdigii uu hoggaamineyey oo dalka dib ugu soo laabtay

Berbera, July, 3, 2012- Madaxweynaha Somalland Axmed Maxamed Siilaanyo oo toddobaadkii hore Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta kaga qaybgalay wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo xukuumada KMG Soomaaliya, ayaa goordhaweyd ka soo degamay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Berbera. Read more »

Maxamed Kaahin oo ka Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Mucaaridka Waqtigan iyo kii Xisbiga KULMIY

Maxamed Kaahin oo ka Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Mucaaridka Waqtigan iyo kii Xisbiga KULMIYE “In si kulul maanta loo mucaarido oo qan-jiidhooyin farabadan lagu dhufto annaguba waannu filaynaa, maba filaayo in qan-jiidho yar la i qan-jiidhiyo” MAxamed Kaahin Axmed Read more »

Guddoomiyaha KULMIYE oo Guul ku Tilmaamay in Caalamku Dhexdhexaadiyo Somaliland iyo Soomaaliya

Guddoomiyaha KULMIYE oo Guul ku Tilmaamay in Caalamku Dhexdhexaadiyo Somaliland iyo Soomaaliya

“Caalamka waxaannu leenahay nama qabato inaannu dib ugu noqonno meel aannu ka soo gudubnay.. Soomaaliya waxaannu leenahay”

Md. Muuse Biixi Cabdi Read more »

Muuse Biixi oo Caddeeyey in Aanay Diiddanayn Dhaliilaha Badan ee loo Jeediyo Xukuummadda iyo Xisbigiisa


Hargeysa, Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa caddeeyey in aanay diiddanayn dhaliilo badan oo loo jeediyo xisbigiisa iyo xukuumadda ka dhalatay ee dalka hoggaamisa, isagoo tilmaamay in qofka bani’aadamka ah xil ha hayo ama yaannu hayne uu khaldami karo. Read more »

TACSI

TACSI – KULMIYE

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, Read more »

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti Ganacsato Shiine ah oo Booqday Warshadda Sharaabka ee SPI

Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi wefti ganacsato ah oo u dhashay dalka Shiinaha, ayaa shalay gelinkii hore booqasho ku tegay xarunta warshadda soo saarta sharaabka ee SPI oo ku taal degaanka Jaleelo oo dhinaca woqooyi/bari ka xiga caasimadda Hargeysa.

Read more »

Ujeeddada Safar Wasiirro Xukuumadda Somaliland ka Tirsan ugu Baxeen Dalka Maraykanka

Hargeysa (KULMIYE)- Wasiirrada Hawlaha Guud iyo Beeraha – Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) iyo Md. Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoole), ayaa u kicitimay shalay dalka Maraykanka, halkaas oo ay kaga qeybgalayaan xaflado ay jaaliyadda Somaliland ee ku waddankaasi ugu dabbaal-degi doonaan 21-guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madaxbannaanida Somaliland oo ku beegsan 18ka bisha May ee soo socota.

Read more »

Xukuumadda Somaliland oo ka noqotay wada-hadalka Somalia

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Wasiirka Arrimaha dibadda Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta shaaca ka qaaday in xukuumadda Somaliland ay ka soo noqotay wada hadalkii ay la yeelan lahayd dawladda ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya, waxaanu ku eedeeyay madaxweynaha TFG-daa Soomaaliya inuu carqaladeynayo jawigii shirkaasi ku qabsoomi lahaa.

Read more »

Nuxurka khudbaddii Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ka jeediyay gebigebada shirka Golaha dhexe

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay gabo-gabaddii shirweynaha golaha dhexe ayaa u mahad celiyay ergadii Golaha dhexe, waxaanu tilmaamay inuu xisbigoodu qabyo-tirtay hawlihiisii gaar ahaan shuruucda iyo buuxinta xubnihii ka banaanaa Golaha dhexe iyo Hoggaanka xisbiga.

Read more »

Shirkii Golaha dhexe ee KULMIYE oo lagu doortay xubno cusub, kuwo la eryay iyo wax-ka-bedelka Xeerka

Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Golaha Dhexe ee xisbiga talladda dalka haya ee KULMIYE ayaa maanta xilkii, xubinimadii Golaha dhexe iyo xubinimaddii xisbiga ka saaray Guddoomiye Ku xigeenkii 2-aad ee xisbigaasi Md. C/Raxmaan C/Qaadir oo lagu eedeeyay inuu ku xad-gudbay siyaasadii iyo xeerarkii xisbiga KULMIYE. Ka dib markii uu warbaahinta dhawr jeer ka cambaareeyay kana naqdiyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee ka dhalatay xisbigaas.

Read more »