Caawi Xisbiga

Siyaabo badan ayaad qayb uga noqon kartaa guusha xisbiga iyo isbeddelka dalku u baahanyahay. Muwaadinow waxaad haysataa fursad qiime badan oo aad kaga mid noqoto dadka gacanta ka gaystay taariikhda isbeddelaysa ee Somaliland, qaybna ku yeesha guusha uu xisbigu filayo inuu ka soo hoyo doorashada soo socoto, guushaas oo hubaal noqondoonta guul ay wada leeyihiin qofka hanti ku tabarucay iyo ka cudud iyo caqliba ku tabarucay.

Intiina aanay u suurto galayn inay ka qaybqaataan ololaha wacyi gelinta iyo abaabulka xisbiga iyo taageereyaashiisa ee doorashada waxaan ka codsanaynaa inay taageero dhaqaale xisbiga u fidiyaan.

Tabaruca dhaqaale ee xisbiga ku socda waxa lagu soo haggaajinkaraa sanduuqa xisbiga ee baanka Dahabshiil

Dahabshiil – Sanduuqa KULMIYE ee lambarkiisu yaay D3380

Intiina aanay u siyaabo kala duwan ugu suurto galin taageerada xisbigu, ama su’aal kale haya, waxaan diyaar idiinla nahay inaan idiinka jawaabno su’aalihiina. Fadlan halkan ku soo dira: