July 27th, 2012 in Kulmiye_party | Comments Off
Guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa fariin u diray Madaxwaynaha dawlada ku meel-gaadhka ah ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo odayaasha dhaqanka ee ku shiraya Magaaladda Muqdisho: Read more »
July 22nd, 2012 in Press | Comments Off
Hargeysa, July 20, 2012 (Haatuf) – Xisbiga Kulmiye ayaa shalay xaflad aad u balaadhan ku soo dhaweeyey Eng. Yuusuf Warsame Siciid oo uga tartami doona doorashada golaha deegaanka ee Hargeysa, kaas oo lagu Calaamo saaray Madal Ilyartu is qabsatay oo la isku arkay. Read more »
July 3rd, 2012 in Press | Comments Off

Berbera, July, 3, 2012- Madaxweynaha Somalland Axmed Maxamed Siilaanyo oo toddobaadkii hore Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta kaga qaybgalay wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo xukuumada KMG Soomaaliya, ayaa goordhaweyd ka soo degamay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Berbera. Read more »