Archive for March, 2012

Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye oo waraysi dhinacyo badan taabanayaya siiyay Geeska Afrika

Hargeysa(Geeska/KULMIYE.ORG)-Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa waraysi gaar ah oo uu la yeeshay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu kaga hadlay arrimo kala duwan oo xaasaasi ah.

Read more »

Somaliland oo Qaabbishay Kooxdii ugu horreysay ee Budhcad-badeed

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta qaabbishay Kooxdii ugu horreysey ee Budhcad-badeed ah ee lagu xukumo dalka Seychelles, kuwaasoo saaka lagu soo wareejiyey Somaliland, ka dib markii diyaarad ka soo qaadday dalka Seychelles ay maanta soo gaadhsiisay garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa. Read more »