Archive for October, 2011

Guddoomiyaha KULMIYE oo Caddeeyey Aragtidiisa Xeerar Golaha Wakiilladu Ansixiyey

Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa guud ahaan si weyn u soo dhoweeyey laba go’aan oo Golaha Wakiilladu ku meel-mariyey wax-ka-beddel iyo kaabis lagu sameeyey xeerarka doorashooyinka dawladaha iyo diiwaangelinta ururrada siyaasiyadda iyo ansixinta axsaabta qaranka, kuwaasoo labada xisbi mucaarad si weyn uga qayliyeen. Read more »