July 31st, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa qurba-jooga Somaliland ee ka kala yimi daafaha dunida ugu sameeyey xarunta madaxtooyada martiqaad ballaadhan oo isugu jira casho-sharaf iyo soo dhawayn.
Read more »
July 26th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)- Mudanayaasha baarlamaanka Somaliland [guurtida iyo wakiilada], ayaa maanta fadhi wada jira ku ansixiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Yuusuf Ismaaciil Cali .
Read more »
July 26th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)- Gudoomiyha Xisbiga Tallada dalka haya ee KULMIYE Muj.Muuse Biixi Cabdi ayaa Masuuliyiinta Labada garab ee ku hirdamayada Xibiga UCID ugu baaqay inay isu yimaadaan oo ay arinka dhexdooda si Nabada u dhamaystaan. Read more »
July 26th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Hargeysa (Jam/KULMIYE.ORG)- Guddiga fulinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa soo saaray shalay go’aan ay xilkii guddoomiyenimada xisbiga kaga qaadeen Eng. Faysal Cali-waraabe, isla markaana xilkaas si ku-meel-gaadh ah ugu doorteen Md. Aadan Maxamed Mire (Waqaf) oo hore u ahaa Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee xisbiga UCID. Read more »
July 22nd, 2011 in Press | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qeyb galay aaska ILAAHAY ha u naxariistee Xoghayihii guud ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE Marxuum- Keyse Xasan Cigge,oo si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Naaso-hablood ee magaalada Hargeysa ka dib markii uu Axaddii todobaadkan ku geeriyooday dalka Jabuuti oo xaalad caafimaad loogu qaaday ka dib markii uu wadnaha xanuun kaga soo booday. Read more »
July 18th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Djibouti(KULMIYE.ORG) Alla haw naxariistee X oghayihii Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Marxuum Keyse Xasana Cigge ayaa ku geeriyooday dalka Djibouti . markii Cusbutaal loola cararay, isagoo xaaladiisa caafimaad liidato maalmihii lasoo dhaafay, balse uu maanta ku geeriyooday halkaa. Sida ay shebekada wararka u xaqiijiyeen
Read more »
July 12th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (Jam/kulmiye.com)- Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Somaliland Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabaha u qorshaysan ee uu doonayo inuu mudda uu xilka hayo wax ka qabto iyo qaabka ugu quruxda badan ee loo toosin karo qalooca ku jira garsoorka iyo caddaaladda Somaliland, isaga oo dhinaca kalena ka hadlay caqabadaha garsoorka dalka. Read more »