Archive for August, 2010

Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Afjaray Murankii Mashruuca Keybalka Isgaadhsiinta Badda Ee Hadheeyay Somaliland

Hargeysa(KULMIYE.ORG)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray digreeto uu ku dhaqan-gelinayo Qoraal uu madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin uu ugu oggolaaday Shirkada Som-cable Ruqsada keenista Kaybalka Bada hoosteeda la soo marin doono. Read more »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo Magacaabay Guddi Ka Soo Talo Bixisa Xal U Helista Gobolada Sool Iyo Sanaag Bari.

Hargeysa,(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu magacaabay Guddi ka soo tala bixisa Su’aasha Gobolada Bari.
Read more »

Wasiirka Isgaadhsiinta oo Shaaciyey inay Dalka ka Hirgalin doonaan Nidaam isku Furaya Xidhiidhka Isgaadhsiinta

Hargeysa (KULMIYE.ORG/Jam)- Wasiirka cusub ee Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Md. Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed, ayaa markii ugu horreysay daboolka ka qaaday in ay dalka ka hirgelin doonaan sidii ay shirkadaha isgaadhsiinta dalku iskugu furmi lahaayeen, isaga oo wasiirku ugu baaqay shirkadaha dalka in ay aqbalaan sidii ay telefoonanooda isugu furi lahaayeen si dadweynuhu uga baxo cidhiidhiga ka haysta kala qoqobnaanta shirkaddaha isgaadhsiinta. Read more »

http://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/muse-biixi.jpg

Md Muuse Biixi Cabdi

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Press Release from the Ministry of Foreign Affairs and International cooperation

Republic of Somaliland     Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation

Ref. PR/MOFAIC/10-01

Date: 13 August 2010

PRESS STATEMENT:

The new government of the Republic of Somaliland, under the leadership of President Ahmed Mohamed Mohamoud ‘Silanyo’, is firmly committed to Read more »

Madaxtooyada Oo Beenisay War ku Soo Baxay Wargeyska Hargeysa Star Oo Ka Soo Baxa Magaalada Hargeysa.

Hrfeysa-(KULMIYE.ORG-Wargeyska Hargeysa Star oo ah wargeys cusub ayaa cadadkiisii maanta oo ah kii 3aad waxa uu ku qoray war uu ku sheegay in uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) safar ku tegayo Magaaladda Berbera, kaas oo uu Wargeysku ujeedadiisa ku sheegay in uu Madaxweynuhu xadhiga ka soo jari doono Maxjar ay leedahay shirkadda Indha deero. Read more »

Madaxweynaha JSL waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi ka socda EU-da, Somaliland & Somaliya.

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da, weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya. Read more »

Waa kuma guddoomiyaha cusub ee xisbiga Kulmiye?

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Hor iyo horraanta waxaan salaamayaa akhristayaasha mareegtani. Marka xiga, Waxaan jeclahay in hambalyeeyo Muj. Muuse Biixi Cabdi jagada Xisbiga Kulmiye lagu wareejay. Ilaahay ha u fududeeyo xilka cusub ee loo igmaday. Read more »

Xukuumadda oo Digniin u Dirtay Sallaadiin ku Shiray Deegaanka Buuhoodle

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Xukuumadda Somaliland, ayaa dedaafaysay qodobo ka mid ah heshiis nabadeed oo ay dhawaan ku kala saxeexdeen qaar ka mid ah salladiinta Togdheer iyo deegaanka Buuhoodle, gaar ahaan dhinaca ciidammada qaranka ee jiidaas ku sugan.

Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay qasriga madaxtooyadda, ayaa soo dhaweeyey qaar ka mid qodobada nabadgelyada ee ay labada dhinac wada gaadheen, balse sheegay inaanay farogelin karin arrimaha ciidamada qaranka oo mid u taalla xukuumadda Somaliland.

shirka jaraa’idna waxa uu u dhacay sidan:”Shirkan jaraa’id waxan saxaafadda ugu yeedhnay, waxa jira shir ay dhawaan madaxdhaqameedka Burco iyo Buuhoodle ay deegaankooda kaga hadleen arrimmo nabadgelyo, waxaanay isku afgarteen qodobo caawimanaya nabadgelyada deegaankaas, waxaanay ku soo qaadeen qodob ciidanka qaranka oo sida muuqata aanay xaq u lahayn inay ku darsadaaan ajandahooda, xukuumadda Somaliland oo u taagan nabadgelyada waxay soo dhawanaysaa dhaq dhaqaaq kasta oo nabadgelyada lagu xoojinayo, xukuumaduy waxay si cad u sheegaysaa arrimaha ciidmamadu inaanay ahayn mid laba kooxood amma laba shakhsi ay ka talin karaan ee u taala xukuumadda Somamd.

xukuumadu waxay mabd’ a ahaan taageersantahay dhaqdhaqaaq kasta oo u adeegaya nabadgelyada iyo madaxdhaqzameedka oo ay u hayso isxtiraam, waxay xukuumadu si cad u sheegaysaa in arrinta cidanku tahay mid ay iyad leedahay oo wasaaradda gaashaandhiga iyo arrimaha debeda ee aanay ahayn mid uu taalla.

Xafiiska warbaahinta kulmiye
Hargeysa

Congratulation letter from British Somalilanders Diaspora Organisations to the New President..

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-We would like to congratulate Somaliland’s new persident his Excellency Mr Ahmed Mohamoud Mohamed and and the vice president his Excellency Mr Abdirahman Saylici for their victory in Somaliland’s historical Presidential election. We would like to show our appreciation to the people of Somaliland for their remarkable achievement in conducting the election peacefully and successfully. This election has proved to the outside world that Somaliland has worked hard against all odds to vote for change, economic prosperity and peaceful democracy. Read more »