February 28th, 2010 in Press | Comments Off

Hargeysa, February 28, 2010 (Haatuf) – Roobab aad loogu diirsaday oo biyo dhig wayna keenay ayaa labadii maalmood ee u danbeeyey si wayn uga da’ay gobolada dalka Somaliland, iyo guud ahaanba deeganada miyiga
Iyadoo magaalooyinka waawayn ee ay ka mid tahay caasimada dalka ee Hargeysa roobabkii ku bilaabmay habeenkii sabtida todobaadkan ay roobabkii bilawday subaxii ay ku gabal dhacsadeen iyagoo raxamadaa Alle ku maansheeyey ay ka siman tahay dalka, iyagoo magaalooyinka qaarkood mudo 4 saacadood oo xidhiidh ah ay uga dayeen, balse ayna ka dhalanin ilaa hada inta la ogyahay wax khasaare ama dhibaato ah oo ay gaysteen.
Deegaanada ay roobabku ka kala da’een oo la sheegay shalay subaxdii si ay ku bilaabmeen in ilaa xalay ay ka da’een ayaa Read more »
February 28th, 2010 in Press | Comments Off
Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay khadka telefoonka kula sheekaystay Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin oo xaalad caafimaad u jooga dalka Faransiiska. Read more »
February 27th, 2010 in Press | Comments Off
In an exclusive interview to the BBC the second Prime Minister of the former Somali Republic (Italian Somalia and Republic of Somaliland) Mr. Abdirazak Haji Hussein strongly opposed the recognition of Somaliland, as a separate sovereign state.
One would not be surprised at his position, but it is unfortunate that his ignorance – lack of education – and his hatred of the people of Somaliland can be easily deduced, Read more »
February 27th, 2010 in Kulmiye_party | Comments Off

Hargeysa (kulmiye.Org)- Guddida Doorashooyinka Somaliland iyo hoggaanka Xisbiga KULMIYE ayaa kulan ay ku yeesheen Khamiistii Xarunta Guddida Doorashada waxay kaga wada hadleen arrimo la xidhiidha geeddi-socodka Doorashada iyo diyaar-garowgeeda. Read more »
February 27th, 2010 in Press | Comments Off

Guddoomiyaha Awdal Oo Sheegay Inay Gaf Tahay Hadii Ay Jirto In Xildhibaan Xasan Cawaale Kaantaroolka Boorama Loogu Gaystay Xad Gudub
“Waanu Waafaqsanahay In Baadhis Lagu Sameeyo Cidii Falkaasi Ku Kacday, Waxay Ahayd Inuu Xildhibaanku Nagu Soo Noqdo”
Maxamuud C/Laahi Cige
Hargeysa, February, 26, 2010 (Haatuf) – Gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamud C/laahi Cige ayaa sheegay hadii xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ay ciidanka kaantaroolka magaalada Boorama laga galo ay kula kaceen xadhig, cago juglayn, iyo baadhasho ay tahay arin gaf ah oo fool xun, isagoo dhinaca kalena sheegay in saraakiisha boolisku ay u sheegeen inayna xaqiijin karin in xildhibaanku magaalada Boorama yimid.
Guddoomiyaha gobolka Awdal waxa kale oo uu sheegay inuu waafaqsan yahay in baadhis lagu sameeyo falkaasi uu sheegay in lagula kacay. Read more »
February 26th, 2010 in Press | Comments Off

Xigasho/ Haatufnews
Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Askarta Booliska Kaantaroolka Boorama Ay Xadhig, Cago Juglayn Iyo Baadhasho Kula Kaceen
“Markaan Tusay Aqoonsigaygii Waxay Igu Yidhaahdeen Ma Baarlamaanka Somalia Ayaad Ka Tirsan Tahay, Intay Gaadhigii Iga Dajiyeen Ina Tukhaan Tukhiyeen Ayey Jeebadahaygiina Baadheen”
Xidhibaan Xasan Cawaale Caynaan
Hargeysa, February 25, 2010 (Haatuf) – Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee xisbiga UDUB lagana soo doortay gobolka Hargeysa isla markaana ka mid ah xubnaha firfircoon ee sida wayn u Read more »
February 24th, 2010 in Codka Muwaadinka | Comments Off

DALJIRE
Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee duunkoodu la yaabo derejo uu doono ha yeeshee, kay daafacayaanna inta daaqsinta geela looga soo durki maayo. Ruuxay diiraddoodu haleesho daguugahay ka dhigaan dembina loo qabsanmaayo oo duqoodi Dhanxiirbaa digreetadaa u saxeexay ducana waabu u raacshay. Bartay doodda jilba iyo foodda ay is daraanna waa Danlaawoow mafrishkooda oo ay qadadii dabadeeda iyo duhurka ay ku kulmaan. Read more »
February 24th, 2010 in Press | Comments Off

Marwo Qadan oo ah masuuliyad ka tirsan Xisbiga Kulmiye ayaa ka soo noqotay dalka Belgium iyada oo halkaas ka soo furtay laamo iyo waaxyo u hawlgala xisbiga Kulmiye, waxa ay sheegtay Marwo Qadan in ay tahay waajib in hawlaha xidbiga qof waliba ka hawlgalo. Waxa ay sheegtay in sidoo kale aynu dhamaanteen u nahay danjire dalkeena Somalilan, waxaana waajib ah, sumcada iyo waxqabadka dala in aynu u wada hawlgalo, midaas Read more »
February 22nd, 2010 in Press | Comments Off
(Kulmiye.org), Manchester England) Waxaa magaalada Manchester ee cariga Ingiriiska lagu qabtay shirweyne aad loo soo agaasimay, waxaa shirkaas soo qaban-qaabiyey Jaaliyada degan waqooyiga Ingiriiska oo ay hormuud ka tahay Laanta KULMIYE ee Manchester. Read more »
February 19th, 2010 in Codka Muwaadinka | Comments Off

Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee duunkoodu la yaabo derejo uu doono ha yeeshee, kay daafacayaanna inta daaqsinta geela looga soo durki maayo. Ruuxay diiraddoodu haleesho daguugahay ka dhigaan dembina loo qabsanmaayo oo duqoodi Dhanxiirbaa digreetadaa u saxeexay ducana waabu u raacshay. Bartay doodda jilba iyo foodda ay is daraanna waa Danlaawoow mafrishkooda oo ay qadadii dabadeeda iyo duhurka ay ku kulmaan. Read more »