December 31st, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off

WARSAXAAFADEED
Date: 31/12/2009
RAADKII SANADKII TAGAY EE 2009 IYO ARAGTIDA XISBIGA KULMIYE EE SANADKA SOO SOCDA EE 2010
Sanad waliba waxa lagu xasuustaa guulihiisa iyo dhibaatooyinkiisa. Sanadkii 2009, guulihiisa waxa ka mid ahaa:
Guulihii sanadka 2009.
Ø Nabadgelyo guud oo dalka ka jirtay, iyadoo geeska Africa dagaalo badani ka socdaan.
Ø Dhoofkii xoolaha wakhtigii Xajka oo ahayd fursad wacan, walow aan si rasmi ah loo furin.
Ø Arday badan oo ka qalin jebisay Jaamacadaha kala duwan ee dalka JSL, in kasta oo aanay badankoodu shaqo helin. Read more »
December 29th, 2009 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Shir balaadhan oo xisbiga kulmiye ku qabtay galbeedka magaalada Bristol maalintii axadii ay bisha disambar ahayid 27kii . 27/12/09 .Tageerayaal iyo dadweyne reer Somaliland oo aad iyo aad u tira badan ayaa ka so qayb kalay shirka. Shirkaasi oo xisbiga ugu so bandhigaayey tageerayaasha xisbiga iyo qurbajooga Read more »
December 29th, 2009 in Press | Comments Off
(Kulmiye.org) Tuesday, December 29, 2009
 |
| Former Minister Mohamed Saleeban |
London, UK, December 26, 2009 (SL Times) – The former minister of industry, Muhammad Suleiman Weyne said to a gathering of Somalilanders in Bristol, UK, that when they laid a cornerstone for a new cement factory in Berbera they were play acting, and that they were deliberately misleading the public and had no intention of building such a factory. He described it as all part of the lies that they were telling the public for the last twenty years. Read more »
December 29th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off

“Hadaanu Doodi Weyno Xisbigii Hanti- Wadaaga Iyo Udub Oo Kale Ayaanu Noqonaynaa”
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin
Hargeysa, December 29, 2009 (Haatuf) – Afhayeenka xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin Axmed ayaa xukuumadda Madaxweyne Rayaale iyo xisbiga UDUB ku eedeeyey in aanay diyaar u ahayn in tartanka doorashada Madaxtooyada ay ka qayb galaan, tilmaamayna in wax ka bedelkii xeer hoosaadka golaha guurtida ee khilaafku ka dhashay ay ka dambaysay, kaas oo intaa ku daray in maamulka Madaxweyne Rayaale ku guuldaraystay Bedalaada lacagta Somalia ee ka socota gobolada Togdheer, Sool iyo Sanaag. Read more »
December 28th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off

RABBI naxariistii janat al fardowsa ha ka waraabiyee waxa maanta geeriyooday Wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyay Magaaladda Paris ee Caasimadda dalka Faransiiska Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe), oo baryahanba halkaas ku xanuunsanayey. Read more »
December 27th, 2009 in Press | Comments Off

Gabiley (Jam/Gabileynews)- Guddida ganacsatada suuqa bacadlaha magaalada Gabiley, ayaa wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ku eedeeyey inuu wado mashruuc suuqaas albaabada loogu laabayo. Read more »
December 27th, 2009 in Press | Comments Off

Hargeysa (kulmiye.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta socdaal ugu kicitimay dalalka Itoobiya iyo Maraykanka, ka dib markii sida uu sheegay marti-qaad u fidiyeen Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Maraykanku. Read more »
December 26th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off

Magceenni daboolla Kulmiyaa daaha ka qaaday Ictiraafka dalkeennana Kulmiyaa si diyaarshay
Kulmiyaa dunidoo dhan dareenkeenna u sheegay.
Kuwa diiddan dalkeenna U diyaara xumaanta Read more » |
December 24th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off

Dhamaan madaxda xisbiga Kulmiye gude iyo dibadba waxay tacsiyad u dirayaan ALLAH ha u naxariistee geerida deg deg ah ee ku timid marxum Siciid Maxamed Nuur, ILLAAHAYNA waxayna uga baryayaan inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo ehelkiisina samir iyo iimaan ka wada siiyo. Aamiin. Read more »
December 15th, 2009 in Press | Comments Off
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo Oo Ku Eedeeyey Xukuumadda Rayaale Dilkii Taliyahii Qabta 12-aad Ee Ciidanka Qarranka Somaliland
Hargeysa (Golisnews.com)– Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maanta shir jaraa’id ku qabanaayey xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne Rayaale inay ka danbaysay dilkii loo gaystay taliyahii qaybta 12-aad ee ciidanka qarranka Somaliland Marxuum Cismaan Yuusuf. Read more »