November 26th, 2009 in Press | Comments Off
Addis-Ababa (Somaliland.Org)- Kulan ay isugu yimaadeen Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamiga ah, Hay’adda Interpeace, Komishanka Doorashooyinka Somaliland iyo Axsaabta Siyaasadda ee dalka, isla markaana lagaga hadlayay arrimaha Somaliland, ayaa ka dhacay Magaalada Addis-Ababa ee Xarunta dalka Read more »
November 25th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off
 |
| Keyse Xasan Cige |
Waxaa arrin lala yaabo ku noqotay Xisbiga Kulmiye iyo guud ahaan shacabka Somaliland warka kasoo yeedhey mas’uulka Xisbiga Udub, Cisman Cabdillaahi Cigaal (Hindi) ee lagu aflagaadeeyey Xisbiga Kulmiye. Waxaa dhawaaqan kasoo yeedhey mas’uulka Udub uu ku noqoday fajiciso iyo filanwaa madaxda iyo mas’uuliyiinta Xisbiga Kulmiye, waxaana aad Read more »
November 25th, 2009 in Press | Comments Off
“Arrintaasi mid aanu sidaa kaga hadhayno maaha, sharciga ayaanuna la tiigsanaynaa ee waa inay Cismaan Hindi iyo dawladda Rayaale soo caddeeyaan ama degdeg masuuliyadeeda u qaadaan”
“Waxa la yaab leh maanta iyadoo warkii ugu dambeeyey inoo yimi oo… doorashadiina si dhakhso ah loo qorshaynayo, lagana soo gudbay khilaafaadkii in dib la innoogu celiyo” Read more »
November 25th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off

Cismaan/Hindi Riyaale Waa Nin Kaa Horeeya ee caawimo lagugu badbaadiyo Cali gurey ka dalbo isagaa ina Riyaale ka horeeya e.
Intii aan Ismaaciil yare iyo Jamac Sweden is nidhi ama isu sheegney adiga ku odhan maayo, Waayo adigu lama aad mid tihid labadaas midna siyaabo badan marka la eego, Ismaaciil yare Read more »
November 21st, 2009 in Press | Comments Off
London-HNW)- Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE Dr .Maxamed C/laahi Cumar ayaa sheegay in wadamada beesha caalamka ee Somaliland taageeraa ay sugayaan doorasho xor iyo xalaal ah oo ka dhacda Somaliland, isaga oo xusay in arrimo badan oo siyaasad iyo horumar leh oo beesha caalmku Somaliland ka caawin lahayd ay u dabran yihiin doorashada. Dr.Maxamed C/laahi Cumar wuxuu sidaasi ku Read more »
November 21st, 2009 in Press | Comments Off
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Wasiirka Caafimaadka ku eedeeyay inuu magaca dawladda ee uu huwan yahay ku boobayo hantida qaranka, gaar ahaan gaadiidka Cusbatalka. “Cusbatalka Hargeysa mid dawladdu wax ka qabatay maaha, waana la ogaa Read more »
November 20th, 2009 in Press | Comments Off

Qaasim Sheikh Yuusuf
Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirkii Macdanta iyo Biyaha Somaliland Qaasim Sh. Yuusuf, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Makka ee Sucuudiga.
Read more »
November 20th, 2009 in Press | Comments Off

Ceerigaabo(HWN):-Cusbitaalka Magaalada Ceerigaabo ayaa la sheegay inuu xidhan yahay labadii bilood ee u danbeeyey oo aanay haba-yaraatee wax shaqo ah ka socon, kadib markii agaasime iyo isu-duwe cusub wasaarada caafimaadku u magacowday Gobolka Sanaag ay diideen inay xilalka qabtaan. Isla markaana masuuliyiintii hore ee xilka hayey uu wasiir kuxigeenka wasaarada cadaalada Yuusuf Ciise [Talaabo] oo Read more »
November 10th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Dr. Maxamed Cabdi Gabboose oo ah Madaxa Ololaha Doorashooyinka Madaxtooyada ee Xisbiga Kulmiye u qaabilsan Gobollada bariga Somaliland, ayaa talooyin u jeediyay Read more »
November 10th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in cid kasta oo nabadgelyada wax yeelaynaysa meel keli ah Read more »