Archive for October, 2009

Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo Dhaariyay Komishanka Cusub (SAWIRO)

Hargaysa (Halganews)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Maxamed Xirsi Oomane ayaa saaka toddobada xubnood ee loo soo magacaabay Komishanka ku dhaariyay xarunta Madaxtooyadda Somaliland, waxaana xafladda dhaartu ay ka hor dhacday Madaxweynaha Somaliland oo ay weheliyaan labada guddoomiye ee labada xisbi mucaarid Axmed Siilaanyo iyo Feysal Cali Waraabe Read more »

Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ee Australia Oo Shirweyne Ku Qabsaday MGalaada Sidney

See the original image at beautifulwallpapers.comAustralia(HWN):-250 xubnood oo ka mid ah jaaliyada reer Somaliland ee wadanka Australia ee taageersan xisbiga KULMIYE  ayaa doraad ka soo qaybgalay shirwaynihii kowaad ee garabka Xisbiga KULMIYE ee Australia oo lagu qabtay Magaalada Sydney ee xarunta wadankasi. Read more »

Wasiirka Maaliyada Oo Is Hortaagay Gunooyinkii Shaqaalaha Kastamada

Shaqaalaha dawladda oo dhawrkii bilood ee ina dhaafay aan wax mushaharooyin ah qaadan iyo Bangiga dhexe dakhliyaraani soo food saartay

Hargeysa (Jam)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa la sheegay inuu horjoogsaday lacag gunnooyin ah oo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta ee UNDP ugu talogashay shaqaalaha ka hawlgala kastamada dalka. Read more »

Shir Xisbiga Kulmiye Ku Qabsaday Minnesota Ee Carriga Maraykanka

http://www.funktionallart.com/images/502_MinneapolisMN.jpg

Taageerayaasha Kulmiye ee Minnesota iyo Kulan Sanadeedkoodii 2009

Taageerayaasha Kulmiye ee Minnesota ayaa Maanta oo bishu ay tahay October 25,
ayaa isugu yimid kulan sanadeed ay qabtaan sanad kasta. Isu imaatinada noocan oo
kale ah ayaa la isku badalaa maamumlka hogaanka, Lagana Read more »

Deked Baan Qodayaa?Tolow Yuu Dagayaa?

http://www.somaliland.org/images/b/ageljireh.jpg

Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee duunkoodu la yaabo derejo uu doono ha yeeshee, kay daafacayaanna inta daaqsinta geela looga soo durki maayo. Read more »

Gudoomiyaha Kulmiye Oo Rayaale Ku Eedeeyay Inaanu Fulin Balanqaadkii Sii Daynta Dadkii Mudaharaadada Loo Xidh-Xidhay

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/37/48/6d/687b1a2e16b6125d3c8678016924cfc63bfa4e2a/580x435/DSC-0201-JPG-Thumbnail1_580x435.jpg

“Madaxweynaha Ballamaha Uu Qaado Iskuma Wanaagasana, Waxaanan Ku Faraxsanahay Dareenkii Shacabku Ay Ku Muujiyeen Inaan Rabitaankooda Lagu Iibsan Karin Shillimaad, Waxaanay Muujisay Siyasada Xukuumada Ee Faashilka Ah” Axmed Siilaanyo

Hargeysa October 25, 2009 (Haatuf) - Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo ayaa madaxweyne Rayaale ku eedeeyey in aanu waxba ka fulin balanqaadkii uu ka balanqaaday heshiiskii ay lixda qodob ku kala sexeexdeen ee uu ka sheegay in la sii dayn doono dadkii lagu Read more »

Sheekh Aadan-siiro oo ka Digay Qorshe Lagu Luminayo Taariikhda Xasuuqii Somaliland

Hargeysa (Jam)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro) oo ka mid ah culimada caanka ah ee Somaliland, ayaa ka digay qorshe cusub oo lagu luminayo taariikhda dulmigii loo gaystay ummadda Somaliland iyo halgankii dib-u-xorraynta dalka.

Sheekh Aadan-siiro oo khudbad uu kaga hadlayey dulmiga iyo xaalada dalka oo Jimcihii ka jeediyey masaajidka Xawaadleh ee Hargeysa waxa uu ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne Rayaale inay Read more »

Xafladii Jaaliyada Somaliland ee Sacuudi Arabiya ku soo dhaweesay Eng. Cabdiraxman “Saylici”

Waxaa habeenkii khamiista ee bishi aheed 14ka Octber ka dhacaday Siteen Palace Hotel oo ku yaala magaalo madaxda Riyadh xafalad si heer sare loo soo agaasimay taas oo lagu soo dhaweenayeey Musharaxa jagada madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga Kulmiye Mudane Cabdiraxman Saylici oo booqasho ku yimid dalka Saudi Arabia, ayaa waxa isugu yimid dadweyne tiro Read more »

Rayaale undermines Somaliland electoral process

Dr. Mohamed A Omar ( Kulmiye Party, Foreign Affairs Spokesman )

We are concerned about President Rayaale´s commitment to the implementation of the recent three-party agreement aimed at overhauling the delayed election. If the president continues to undermine the electoral process including the formation of a new National Electoral Commission (NEC), the agreement may fall into pieces. Read more »

Magacyada Xubnaha Komishanka Doorashooyinka oo dhan

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta ku dhawaaqay xubnaha Komishanka ee dhinaciisa, ka dib markii uu in muddo ah ku soo celceliyay Guurtida iyo KULMIYE xubnihii ay hore u magacaabeen. Waxaanu shaaciyay magacyada 7-da xubnood ee Komishanka oo uu sheegay in uu Golaha Wakiilada u gudbiyay.
Madaxweyne Rayaale ayaa diiday Warbaahinta madaxa Read more »