Archive for July, 2009

Aaska masiibo weyn oo ay ku naf waayeen reer 7 qof ah, oo Dadka Reer Soomaaliland Ee Sweden ku nool ahaa

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3f/40/de/632ae557ea1a727c45c8f40297e34bff6bb3e2e6/580x435/img-2294_580x435.jpg

( Somaliland.Org, Sweden) Magaalada Sweden ayaa manta waxa ka dhacay aas balaadhan, oo logu aasay  musiibo weyn oo ay ku naf waayeen 7 qof oo soomaalida reer Iswiidhan ah. Todobada qof ee dhintay ayaa waxa ay kala ahaayeen hooyo, shan carruur ah oo ay dhashay iyo gabadh qaraabo ah. Read more »

Gudoomiyayaasha Labada Aqal Ee Somaliland Oo Canbaareeyay Go’aankii Komishanka Doorashooyinka

http://somalifans.files.wordpress.com/2009/02/saleebaan1.jpg

http://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/cabdiraxman-cirro-newone.jpgGuddoomiyeyaasha Labada Gole Baarlamaan Ee Somaliland Oo Komishanka Ugu Baaqay In Ay Si Deg-deg Ah Uga Noqdaan Goaanka Laalitaanka Diwaan-gelintii Codbixiyaasha.

Labada gudoomiye aqal ee Baarlamaanka Somaliland iyo Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal) iyo Md C/raxmaan Maxamed Cabdiaahi (Cirro), ayaa canbaareeyay falkii xukumadu dalka kaga saartay Mr. Robin Zamora, madaxda Interpeace ee Somaliland, oo Read more »

Press Release:Democratisation Programme Steering Committee

Democratisation Programme Steering Committee

(USAID, DfID (UK), EC, Norway, SIDA (Sweden), Denmark, Switzerland)

The donors congratulate the Somaliland people on the production of a Voter List on 27 July 2009, which is now ready and available. This represents the culmination of enormous effort by the stakeholders and an important opportunity for the Somaliland people. Read more »

SOMALILAND RECOGNITION: TROUBLED WATERS AHEAD

By JAWAHIR YUSUF H. ADAM

Somaliland was an independent State

Somaliland has been seeking independence for 18 years. Peace and stability are now threatened by both internal and external forces. Read more »

Somaliland Expels Donor Nations Representative from Somaliland

NEC

Hargeisa, Somaliland (SomalilandGlobe)  The Somaliland government has asked Interpeace, the agency that represents the International donors to Somaliland, to leave the country within 24 hours. Read more »

War Deg Deg Ah,Askar Ka Tirsan Booliska Somaliland Oo Weerar Ku Qaaday Hotelka Wayn Ee Mansoor Oo Uu Degan Yahay Mr Rebun Zamora Ahna Maamulaha Hay’da Interpeace

http://www.saylac.com/Hasan%20sh.%20Mumin/yow3.jpgAskar Ka Tirsan Booliska Somaliland

Hargeysa, Somaliland- Waxaa saaka subaxdii weerar ku qaaday Hotelka wayn ee mansoor oo uu degan yahay mr Rebun Zamora ahna maamulaha hay’da Interpeace ee Somaliland, askar ka tirsan booliska Somaliland kadib markii uu shalay qeybiyey natiijadii ka soo baxday Serverka ee uu u gudbiyey Asxaabta mucaaridka ah.

Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Jaamac Sweden ayaa Saaka soo saaray waraaq uu ku eedaynayo  mr Zamora inuu yahay dambiile qaran, kuna sifoobay waxa Duplamaasiyadda lagu yidhaa ‘ Personna non garanta”‘ warqadaas oo  uu mr Zamora ku eedaynayo 8 qodob oo dambiilamino ah oo ay ka mid tahay ISKA HORKEEN, FIDMO-WADE, QALLAASE ABUUR, FARRIIMO BEER ABUUR AH, DIIDMO AMARKII GUDOOMIYAHA KOMISHINKA, INUU KU GEFAY DHAMMAAN XEERARKII DOORASHADA EE DALKA U YIIL, sidaasi darteed, waa inay Wasaaradda Arrimaha Guduhu dalka ninkaasi kaga saartaa , ayuu Jaamac Sweden qoraalkiisa ku yidhi.

Kdibna saaka ayey ciidamada Booliisku weerareen Hotelka Mansoor oo ah Hotel-ka uu degnaa mr Zamora. Waxaa  weerarkaas ka biyo diiday oo  cabatin ka muujiyay maamulkii Hotelka. Wararku waxay intaa ku darayaan in illa hadadan ay Ciidamo Booliis ahii mr ku hor fadhiyaan mr Zamora iridda laga soo galo Hotelka Mansoor  ee Magaalada Hargeysa.

Dhinaca kale arinatan waxay si wayn uga cadhaysiisay asxaabta mucaaridka ah iyo dhamaan deeq bixiyeyaasha oo ka biyo diidsan facii’lika waxshnimada ah ee xukuumada Rayaale kula kacayso ha’yadaha dalka ka hawl gala.

Warar aad loogu kalsoon yahay ayaa sheegayaa in maanta illa bari dalka ay ku soo fool leeyihiin danjireyaasha (Ambassdores) dalka Maraykanka, dalka Ingiriiska iyo dalka Sweden ee Nairobi fadhiyey oo  Somaliland u imanaya arrimaha deeq-bixiyeyaasha iyo falkan foosha xun ee xukuumada Rayaale iyo Jamac Sweden kula kaceen mr Zamora . Waxaana la filayaa inay qoraal ahaan ugu dhiibaan Daahir Rayaale go’aankoodii ay nairobi ka soo saareen arimahan cakiran ee doorashada uu ka caga jiidayo.

Kulmiye.org

__._,_.___

SOCDAALKA DALKA MARAYKANA – XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBADDA EE KULMIYE

KULMIYE

Dr Mohamed and Congress Payne 1 by you.

OCDAALKA DALKA MARAYKANA – XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBADDA EE KULMIYE

WAR-SAXAAFADEED – JULY 29, 2009

Xisbiga KULMIYE isagoo ka duulaya waajibaadka qaran ee ka saaran hagaajinta xidhiidhka Somaliland la leedahay bulshada caalamka;  arkayna in xidhiidhka ka dhaxeeya xukuumadda Somaliland iyo Maraykanku uu  imika soo kale dhexgalay isafgaranwaa culus, sida ka muuqatay hadaladii ay is dhaafsadeen Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland iyo xafiiska Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Read more »

Axmed-Siilaanyo oo ka hadlay xaaladiisa Caafimaad

Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, oo magaalada Nayrobi ee dalka Kenya u jooga daawayn nabar dhawaan ka soo gaadhay misigta bidix, ayaa ka waramay xaaladiisa caafimaad. Read more »

Xisbiga KULMIYE Oo Durey Qodobo Ka mid Ahaa Bayaankii Ay Soo Saareen Aqoonyahano Reer Somaliland Ah

Hargeysa, July 28, 2009 (Haatuf) – Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa war-saxaafadeed uu shalay soo saaray ku naqdiyey qodobo ka mid ahaa Bayaan ay 26-kii bishan Hargeysa ka soo saareen koox aqoonyahano madax banaan oo reer Somaliland ah, kaas oo ay ku soo bandhigeen caqabadaha hortaagan qabsoomida doorashada Read more »

Wasiirka Difaaca Dawlada Sweden Oo Booqdey Goobtii Ay Ku Dhinteen Hooyo Somaliland Ah Iyo Shanteedi Caruurta ahayd Ee Shufbeelay

Waxaanu Ka Soo Xiganay
(Hadhwanaagnews)  Tuesday, July 28, 2009

Scandanivia(HWN/Stockholm) Wasiirka difaaca ee sweden Sten Tolgfors ayaa maanta(isniin) booqasho baroordiiqa ku tagey goobtii uu dabku qabsadey ee ay ku geeryootey ala naxatriistiijano ha ka waraabiyee hooyo somalyeed iyo caruurtedii. Read more »