April 29th, 2009 in Press | Comments Off

Hargaysa – Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB ahna Madaxwayne ku xigeenka xukuumadda wakhtigeedii dhamaaday Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, kadib markii uu ka soo laabtay socdaal uu ku tagay dalka Jabuuti oo saldhig u ah dawladda Soomaaliya, ugana sii gudbay dalka Imaaraadka.
Read more »
April 27th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa,Somaliland- Wasiirka arimaha dibada eedawlada Soamaliya Maxamed Cabdillahi Oomaar ayaa daboolka ka qaaday in wada hadal iyo xidhiidh foiicani u socdo xukuumada Sheekh Sharif iyo xukuumada wakhtigeedu dhamaaday ee Dahir Rayaale Kaahin. Read more »
April 25th, 2009 in Press | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyayaasha Saddexda xisbi qaran, UDUB, mudane Daahir Riyaale Kaahin, UCID, mudane Faysal Cali Waraabe iyo KULMIYE, mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka kulankoodii u horreeyey oo fool-ka-fool ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa. Read more »
April 25th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off

“Adduunkaa Aad Urur-Satay Waxa Kaa Raaci Doonta Maro Yar Oo Cad Oo Ay Fiicnaan Lahayd Inay Tahay Xalaal” Eng. Maxamed Xaashi Cilmi
Hargeysa, April 24, 2009 (Haatuf) – Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee urur-siyaasadeedka QARAN ee bah-wadaagta kula jira xisbiga KULMIYE, ayaa eedo musuq-maasuq u soo jeediyay Xukuumadda Riyaale, taas oo uu sheegay inay hanti badan Read more »
April 20th, 2009 in Press | Comments Off
“Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Dhegaysano Cid Kasta oo Nasteexa Ummadda Ka shaqaynaysa Garteena waanu Qaadanaynaa oo Gardiid Noqon Mayno” Axmed Siilaanyo Read more »
April 20th, 2009 in Press | Comments Off
Burco (Somaliland.org)-Kumanaan ka mid ah Taageerayaasha Xisbiga Mucaraadka Somaliland ugu weyn ee KULMIYE ayaa isugu soo baxay barxad weyn oo ku taala Xarunta dhexe ee Xisbiga KULMIYE ku leeyahay Magaalada Burco halkaasi oo ay qudbado uga jeediyeen Masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Togdheer iyo xubno ka mid ah Qurba Jooga KULMIYE ee Cariga Ingiriiska. Read more »
April 20th, 2009 in Press | Comments Off


Isu-soobixii Maan ta ka Dhacay Magaalad
Hargeysa, Somaliland- Waxaa maanta xarumaha xisbiga Kulmiye ee dhamaan gobalada dalka lagu soo gabagabeeyay isu soo baxayo selmi ah oo lagu taageerayo mawqifka xisbiga Kulmiye iska taagay Madaxda wakhtigoodi dhamaaday ee sida sharci darada ah ugu sii fadhiya kursigii Read more »
April 20th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off

Ibrahim Mead
Some one was and is working over time to destabilize peaceful Somaliland and that is no other than her own government! — by Ibrahim Mead
- Three time International Elections
- Observer in Somaliland
- Director of Conflict Resolution Organization)
- (CATCRI)
- Political Analyst
Ottawa. Ontario. Canada
“Somalia-zation” of Somaliland happening in earnest! Read more »
April 20th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off

By: Dr. M.O.Nur-Shacabi, California, USA
Ahmed Mohamed Mohamoud Silaanyos’ leadership role is dynamic and it simplifies that his leadership qualities and political expertise is something that we all Somalilanders need at this time.
Silaanyo is someone who knows how to tackle and let others take the hike when it is a matter of security and protection of his country and his people. Read more »
April 19th, 2009 in Announcements | Comments Off
XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND
KULMIYE
REF:XK/XG/103/09
Date: 19/04/2009
KU: Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka JSL Hargeysa
OG: Maxkamadda Gobolka Hargeysa
“ Taliska Ciidanka Booliska JSL Hargeysa
“ Golaha Wakiilada JSL Hargeysa
“ Golaha Guurtida JSL Hargeysa
UJEEDO:- DACWO KA DHAN AH NINKA LA YIDHAAHDO
MAXAMAD XUSEEN KHALIIF
Waxaanu la socodsiinaynaa Xeer Ilaalinta Guud in ninka la yidhaahdo Maxamed Xuseen Khaliif uu rasaas ku riday madaxda iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo isu soo bax salmiya ka samaynayey xafiiskooda hortiisa taariikhda 13 April 2009. Read more »