June 23rd, 2012 in Uncategorized | Comments Off
![u_67373d_2012-5-26-20-53-56f_kaahin[1]](http://kulmiye.com/wp-content/uploads/2012/06/u_67373d_2012-5-26-20-53-56f_kaahin13-294x300.gif)
Maxamed Kaahin oo ka Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Mucaaridka Waqtigan iyo kii Xisbiga KULMIYE “In si kulul maanta loo mucaarido oo qan-jiidhooyin farabadan lagu dhufto annaguba waannu filaynaa, maba filaayo in qan-jiidho yar la i qan-jiidhiyo” MAxamed Kaahin Axmed Read more »
June 22nd, 2012 in Uncategorized | Comments Off
Guddoomiyaha KULMIYE oo Guul ku Tilmaamay in Caalamku Dhexdhexaadiyo Somaliland iyo Soomaaliya
“Caalamka waxaannu leenahay nama qabato inaannu dib ugu noqonno meel aannu ka soo gudubnay.. Soomaaliya waxaannu leenahay”
Md. Muuse Biixi Cabdi Read more »
June 11th, 2012 in Uncategorized | Comments Off

Hargeysa, Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa caddeeyey in aanay diiddanayn dhaliilo badan oo loo jeediyo xisbigiisa iyo xukuumadda ka dhalatay ee dalka hoggaamisa, isagoo tilmaamay in qofka bani’aadamka ah xil ha hayo ama yaannu hayne uu khaldami karo. Read more »
May 21st, 2012 in Uncategorized | Comments Off
TACSI – KULMIYE
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, Read more »
April 17th, 2011 in Uncategorized | Comments Off
 |
| Cilmi-Kabaal-TBSL |
January 26th, 2010 in Uncategorized | Comments Off
kulmiye.com, Washington DC USA) Goddoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Maxamed Siilanyo wuxuu maalintii taarikhdu ahayd Jan 21, 2010 kula kulmay aqalaka Kongreska ee Mareykanka xildhibaan Keith Ellison oo ah xildhibaanka ka soo jeeda ah gobolka Minnesota, gobolkaas oo ah meel Soomaalidu aad ay u deggen yihiin.

Read more »
January 15th, 2010 in Uncategorized | Comments Off

Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Washington shir balaadhan oo ay dawladda Maraykanku soo abaabushay oo loogu talagalay wafitgii uu hogaaminayay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanye ee uu weheliyay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, inay kaga warbxiyaan xaaladda siyaasadeed, dhaqaale iyo nabadgalyo ee Somaliland, kuna soo bandhigaan siyaasadda xisbigoodu ku hogaamin doono Somaliland. Read more »
January 3rd, 2010 in Uncategorized | Comments Off
Ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga Md. Muse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya magaciisa, kan xubnaha Xisbiga iyo taageeraashaba, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii ay baxdayMarxuumad Faadumo Sheekh Maxamed Jirde, oo ku geeriyootay cariga ingiriiska. Read more »
December 7th, 2009 in Press, Uncategorized | Comments Off
Laascaanood(HWN):- Taliyaha Ciidamada Sirdoonka Somaliland ugu qaabilsan Gobolka Sool Cabdifataax Muuse Yuusuf, oo ku eedaysan dilka Taliyihii qaybta 12aad ee Ciidamada Qaranka oo bishii 11-aad ee sannadkan lagu dilay Qarax lala beegsaday Taliyaha geeryooday oo ku sugnaa Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, oo maanta la filayay in la hor keeno Maxkamadda Caasimada, ayaa dib ugu dhacay sababo aan la sheegin. Read more »
October 26th, 2009 in Press, Uncategorized | Comments Off

“Madaxweynaha Ballamaha Uu Qaado Iskuma Wanaagasana, Waxaanan Ku Faraxsanahay Dareenkii Shacabku Ay Ku Muujiyeen Inaan Rabitaankooda Lagu Iibsan Karin Shillimaad, Waxaanay Muujisay Siyasada Xukuumada Ee Faashilka Ah” Axmed Siilaanyo
Hargeysa October 25, 2009 (Haatuf) - Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo ayaa madaxweyne Rayaale ku eedeeyey in aanu waxba ka fulin balanqaadkii uu ka balanqaaday heshiiskii ay lixda qodob ku kala sexeexdeen ee uu ka sheegay in la sii dayn doono dadkii lagu Read more »