Ogsiisay Ku Socda Dhamaan Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE Md Xasan Siciid Yuusuf wuxuu Ogaysiinayaa dhammaan xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE inay kaadhadhka Shirweynaha Golaha Dhexe ka doontaan Xarrunta Xisbiga ee Magaalada Hargeysa ugu danbayn 12kaiyo 13 ka bishan aynu ku jirno ee April Sidaasi darteed, waxa Xubnaha Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE lagu adkaynayaa inay wakhtiga dhawraan oo ay kaadhadhka ka soo qaataan Xarunta, maadaama shirweynihii Golaha dhexe ee  u qabsoomi doono  isla maalinta ku xigta oo ah 14-ka Bishan.

 

ALLAA MAHAD LEH

Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE
Xasan Siciid Yuusuf

 

Comments are closed.